HomeCaalamkaUkraine oo shaacisay in Saraakiil caan ah Ruushka looga dilay Dagaalka socda

Ukraine oo shaacisay in Saraakiil caan ah Ruushka looga dilay Dagaalka socda

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasaaradda difaaca ee Ukraine ayaa sheegtay in Jeneraal Yakov Rezantsev uu ku dhintay duqeyn ka dhacday meel u dhow magaalada Kherson ee koonfurta dalka Ukraine. Sarkaal reer galbeed ah ayaa sheegay in Rezantsev, oo ahaa taliyaha 49-aad ee ciidamada isku dhafka ah, uu ahaa Jeneraalkii toddobaad ee Ruushka ee lagu dilo Ukraine. Wuxuuna haystay darajada […]

- Advertisement -

Wasaaradda difaaca ee Ukraine ayaa sheegtay in Jeneraal Yakov Rezantsev uu ku dhintay duqeyn ka dhacday meel u dhow magaalada Kherson ee koonfurta dalka Ukraine.

Sarkaal reer galbeed ah ayaa sheegay in Rezantsev, oo ahaa taliyaha 49-aad ee ciidamada isku dhafka ah, uu ahaa Jeneraalkii toddobaad ee Ruushka ee lagu dilo Ukraine. Wuxuuna haystay darajada Sarreeye Guud, oo ah qofkii ugu darajada sarreeyey

- Advertisement -

Waxaa la rumeysan yahay in niyad jabka ciidamada Ruushka uu ku qasbay saraakiishii sare inay u dhawaadaan jiida hore ee dagaalka.

Wadahadal ay dhagaysteen militariga Ukraine, ayaa askari Ruush ah wuxuu ka cawday in Rezantsev uu ku andacooday in dagaalku ku dhammaan doono saacado gudahood, afar maalmood uun ka dib markii uu bilaabmay.

Warbaahinta dalka Ukraine ayaa Jimcihii sheegtay in Rezantsev lagu dilay saldhigga ciidamada cirka ee Chornobayvka ee u dhow Kherson, kaas oo Ruushku u isticmaalo xarun talis, dhowr jeerna ay weerareen ciidamada Ukraine.

Latest stories