HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble oo Maanta kulan la yeeshay Danjire Fransisco Madiera

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maanta kulan la yeeshay Danjire Fransisco Madiera

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo khamiis ah kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Fransisco Madiera. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday kaalinta AMISOM ee amniga doorashooyinka iyo guud ahaan dalka, ka dib falalkii argagixiso ee shalay ka kala dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo khamiis ah kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Fransisco Madiera.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday kaalinta AMISOM ee amniga doorashooyinka iyo guud ahaan dalka, ka dib falalkii argagixiso ee shalay ka kala dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo Baladweyne.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Fransisco Madiera ayaa isla gartay dardar-gelinta kaalinta AMISOM ee sugida amniga dalka.

Kulankaan ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo shalay Al-shabaab weerar ku qaadeen Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, isla markaana uu weerarkaas ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana Shabaabka ay sheegeen inay ku dileen weerarka dad isugu jiray Cadaan iyo Afrikaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts