HomeWararWasaaradda Difaaca Mareykanka oo ka hadashay Xaaladda Ukarine

Wasaaradda Difaaca Mareykanka oo ka hadashay Xaaladda Ukarine

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Difaaca Mareykanka, John Kirby, ayaa warfidiyeenka u sheegay,warbixintii ugu dambeysay ee xalaadda Ukraine, wuxuuna yiri “waxaan aragnay calaamado muujinaya in dadka ree Yukreeyn ay aad u sii xoogeysanayaan, si aad u weyn ayay isu difaacayaan , oo hal-abuur leh, waxaynaa difacayaan meelaha ay aaminsan yihiin inay tahay meelaha ku habboon in […]

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Difaaca Mareykanka, John Kirby, ayaa warfidiyeenka u sheegay,warbixintii ugu dambeysay ee xalaadda Ukraine, wuxuuna yiri “waxaan aragnay calaamado muujinaya in dadka ree Yukreeyn ay aad u sii xoogeysanayaan, si aad u weyn ayay isu difaacayaan , oo hal-abuur leh, waxaynaa difacayaan meelaha ay aaminsan yihiin inay tahay meelaha ku habboon in la difaaco, sida aan ku aragnayba gooobaha sida koonfurta Kherson waxay sidokale isku dayayaan in ay dib u qabsadaan dhul kale.

Afhayeenka ayaa sheegay in Ruushka uusan weli gaarin guulo lataaban karo.

Latest stories