HomeWararTartan adag kadib Xildhibaan Cusub oo kusoo baxay Kursigii Goodax Barre

Tartan adag kadib Xildhibaan Cusub oo kusoo baxay Kursigii Goodax Barre

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cabdirisaaq Ciid oo ka mid ahaa 9 musharixiin ah oo u tartamayay kursiga baarlaamaanka ee tirsigiisu yahay 063 kaas oo doorashadiisu ka socotay magaalada Beledweyne ayaa ku soo baxay 56 cod. Doorashada kursigaan oo gaartay saddex wareeg ayuu mudane Ciid ku guuleystay 6 cod. Horay kursigaan waxaa ugu fahdiyay Cabdraxmaan Goodax Barre oo wasiir ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cabdirisaaq Ciid oo ka mid ahaa 9 musharixiin ah oo u tartamayay kursiga baarlaamaanka ee tirsigiisu yahay 063 kaas oo doorashadiisu ka socotay magaalada Beledweyne ayaa ku soo baxay 56 cod.

Doorashada kursigaan oo gaartay saddex wareeg ayuu mudane Ciid ku guuleystay 6 cod.

- Advertisement -

Horay kursigaan waxaa ugu fahdiyay Cabdraxmaan Goodax Barre oo wasiir ka soo noqday labadii dawladood ee ugu dambeysay Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts