HomeWararRuushka oo ku gacansayray codsi uga yimi Mareykanka

Ruushka oo ku gacansayray codsi uga yimi Mareykanka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Afhayeenka Kremlin-ka ayaa horraantii Talaadadii iska diiday dalab Mareykanka uga yimid oo haa in meesha looga saaro adeegsiga hubka nukliyeerka inta lagu jiro dagaalka Ukraine. Pentagon-ka Mareykanka ayaa diidmadan Ruushka cambaareeyay, wuxuuna kutilmaamay talaabadan Ruushka ay tahay mid qatarteeda u leh. Dmitry Peskov oo ah afhayeenka Kremlin-ka ayaa u sheegay CNN in hubka noocaas ah […]

- Advertisement -

Afhayeenka Kremlin-ka ayaa horraantii Talaadadii iska diiday dalab Mareykanka uga yimid oo haa in meesha looga saaro adeegsiga hubka nukliyeerka inta lagu jiro dagaalka Ukraine. Pentagon-ka Mareykanka ayaa diidmadan Ruushka cambaareeyay, wuxuuna kutilmaamay talaabadan Ruushka ay tahay mid qatarteeda u leh.

Dmitry Peskov oo ah afhayeenka Kremlin-ka ayaa u sheegay CNN in hubka noocaas ah la isticmaali karo haddii Ruushka uu la kulmo “khatar dibadda ah”. Ruushka ayaa leh kaydka ugu badan ee madaxyada nukliyeerka.

- Advertisement -

Afhayeenka Waaxda Difaaca John Kirby ayaa sheegay in hadalada Nukliyeerka ee Moscow ay yihiin kuwo “khatar” ah.

Latest stories