HomeWararNorway oo Soomaaliya ka taageeraysa Xasilinta iyo Horumarinta Caasimadda

Norway oo Soomaaliya ka taageeraysa Xasilinta iyo Horumarinta Caasimadda

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka Dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Norway oo uu hogaaminayay wakiil-ka safaraada Norway ee Soomaaliya Mr. Haakon Svane. Shirkan oo muhiim u ahaa horumarinta Caasimadda ayaa wax yaabihii looga hadlay waxaa kamid ahaa […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka Dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Norway oo uu hogaaminayay wakiil-ka safaraada Norway ee Soomaaliya Mr. Haakon Svane.

Shirkan oo muhiim u ahaa horumarinta Caasimadda ayaa wax yaabihii looga hadlay waxaa kamid ahaa dadajinta mashruuca Xasillinta iyo Horumarinta oo ay dowladda Norway taageeridonto 3-da sano ee socoto.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale looga hadlay kulankan in la iska kaashado dib u dhiska xarumaha dowladda hoose, Nalaynta Magaalada.

iyo sidii loo dhisi lahaa meelaha Biya-Mareenka, garab istaaga dadka ay Abaarta soo barakacisey ee magalada soo galay, iyo shaqa abuurka Dhallinyarada.

Ugu danbeyn Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Wakiil Safaarada dowladda Norway ee Soomaaliya ayaa isku afgartay in si dhow loo wada shaqeeyo

Latest stories