HomeWararLabo kursi oo manta lagu dooranayo Magaalada Baladweyne

Labo kursi oo manta lagu dooranayo Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada  kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, oo degaab doorashadoodu ay tahay Gobolkaasi. Doorashada oo la doonayay in Shalay la qabto ayaa dib u dhac ku yimid, waxaana manta loo madalsan yahay in manta oo Taariikhdu ku beegan tahay 23-ka Bisha,waxaana hadda socda diyaar garow […]

- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada  kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, oo degaab doorashadoodu ay tahay Gobolkaasi.

Doorashada oo la doonayay in Shalay la qabto ayaa dib u dhac ku yimid, waxaana manta loo madalsan yahay in manta oo Taariikhdu ku beegan tahay 23-ka Bisha,waxaana hadda socda diyaar garow ku aaddan doorashada.

- Advertisement -

Kuraasta la dooranayo ayaa kala ah Hope011 iyo Hope063, waxaana kursi ka mid ah laabda kursi ku tartami doona Musharixiintii ugu badnaa ee u tartama kursi Golaha Shacabka ah, dhammaan dowlad Goboleedyada.

 

Latest stories