HomeWararKursigii ugu Musharixiinta badnaa Baarlamaanka 11aad oo doorashadiisu ka billaabatay Baladweyne

Kursigii ugu Musharixiinta badnaa Baarlamaanka 11aad oo doorashadiisu ka billaabatay Baladweyne

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa si rasmi ah kaga billaabatay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, xili la filayo in maanta la doorto labo kursi oo Golaha Shaacabka ah. Doorashada oo la doonayay in Shalay la qabto ayaa dib u dhac ku yimid, ayaa hadda bilaabatay, waxaana hadda socota doorashada kursiga Hope […]

- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa si rasmi ah kaga billaabatay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, xili la filayo in maanta la doorto labo kursi oo Golaha Shaacabka ah.

Doorashada oo la doonayay in Shalay la qabto ayaa dib u dhac ku yimid, ayaa hadda bilaabatay, waxaana hadda socota doorashada kursiga Hope 063 oo ah kan ugu musharixiinta badan.

- Advertisement -

Sagaal musharax ayaa ku tartamaya kursiga koobaad, waxaana kursigaasi horay ugu fadhiyay Wasiirkii hore ee Waxbaarshada Soomaaliya cabdullaahi Godax Barre.

Waxaana ku tarmaya Musharixiinta kala ah:

1 Cabdulahi Goodax bare

- Advertisement -

2 Nadar tabaax maalin

3 cabdi rasaaq cabdulahi macalin ciid

4 daahir xaaji aadan

5 ibraahim xabeeb nuur

6 yuunis khaliif xasan

7 cabdi afrax guure

8 Xiirey Axmed roble

9 maxamed iidle sabriye.

Sidoo kale waxaa si toos xigi doonta doorashada Kursiga Hope011, kaasi oo isagan manta lagu dooran doono Baladweyne.

Latest stories