HomeWararWasiirka Gaashaandhigga oo kulan la yeeshay Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qatar

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qatar, ahna wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad Al Attiyah. Labada masuul ayaa waxay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Qatar, gaar ahaan labada wasaaradood gaashaandhigga. “Waxaan uga mahadcelinayaa martiqaadka & soodhaweynta Maamuuska sare leh ee naloo sameeyay,” ayuu […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qatar, ahna wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad Al Attiyah.

Labada masuul ayaa waxay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Qatar, gaar ahaan labada wasaaradood gaashaandhigga.

- Advertisement -

“Waxaan uga mahadcelinayaa martiqaadka & soodhaweynta Maamuuska sare leh ee naloo sameeyay,” ayuu yiri Wasiir Jaamac.

Latest stories