HomeWararRuushka oo mar kale duqeymo Culus ka fuliyay dalka Ukraine

Ruushka oo mar kale duqeymo Culus ka fuliyay dalka Ukraine

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Maamulka dekadda ugu weyn Ukraine, ee Odessa, ayaa sheegay in ciidamada badda ee Ruushka ee ku sugan Badda Madow ay gantaallo la dhaceen dhismooyin la deggan yahay oo ku yaalla duleedka magaalada. Waa markii ugu horreysay ee dhismooyinka halkaas la weeraro. Afhayeen u hadlay maamulka militariga gobolka ayaa sheegay in wax khasaaro ah aan la […]

- Advertisement -

Maamulka dekadda ugu weyn Ukraine, ee Odessa, ayaa sheegay in ciidamada badda ee Ruushka ee ku sugan Badda Madow ay gantaallo la dhaceen dhismooyin la deggan yahay oo ku yaalla duleedka magaalada.

Waa markii ugu horreysay ee dhismooyinka halkaas la weeraro. Afhayeen u hadlay maamulka militariga gobolka ayaa sheegay in wax khasaaro ah aan la soo sheegin.

- Advertisement -

Duqa magaalada ayaa booqday deegaanka.

Ciidamada Ruushka ayaa go’doomiyay Odessa, balse waxaa joogsaday ciidamada dhanka galbeed magaalada uga soo galayay iyagoo dhulka maraya

Latest stories