HomeWararMasar iyo Soomaaliya ka wada hadlay iskaashiga dhanka Waxbarashada

Masar iyo Soomaaliya ka wada hadlay iskaashiga dhanka Waxbarashada

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxa Ergada Waxbarashada Wadanka Masar ee Soomaaliya, mudane Hashim Shalabi , ayaga oo kawada hadlay xoojinta xariirka labada dal ee dhanka Waxbarashada iyo dib u howl gelinta Iskuulka 15 Maajo, ee Magaalada Muqdsiho kaasi oo fursad Waxbarasho […]

- Advertisement -

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxa Ergada Waxbarashada Wadanka Masar ee Soomaaliya, mudane Hashim Shalabi , ayaga oo kawada hadlay xoojinta xariirka labada dal ee dhanka Waxbarashada iyo dib u howl gelinta Iskuulka 15 Maajo, ee Magaalada Muqdsiho kaasi oo fursad Waxbarasho siin doona Carruurta Danyarta ah ee Gobolka Banaadir iyo deegaannada ku xeeran ku nool.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Jaabiri ayaa u balan qaaday Ergada Waxbarashada Wadanka Masar in ay diyaar ula tahay Wasaaradda Waxbarashada wax kasta oo lagama maarmaan u ah, adkeynta Xariirka labada Dal ee dhinacyada Waxbarashada, Dhaqanka iyo fursad siinta Ardayda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare ahna Kusimaha Agaasimaha guud ee Wasaaraadda Waxbarashada Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan.

Latest stories