HomeWararKursigii ugu Musharixiinta badnaa Doorashada Golaha Shacabka oo Baladweyne lagu qabanayo

Kursigii ugu Musharixiinta badnaa Doorashada Golaha Shacabka oo Baladweyne lagu qabanayo

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Magaalada Baladwweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka dhici doonto doorasho kuraas Galaha Shacabka ah, oo degaan doorashadoodu ay tahay Gobolka Hiiraan. Waxaa lafilayaa in saacadaha soo aaddan ay billabato doorashada labo kursi oo Golaha Shacabka ah, waxaana ka mid ah Kuraastaasi kursiga Hope063 oo ay ku tartamayaan Musharixiintii ugu badnaa Doorashada Baarlaamaanka Soomaaliya, iyadoo […]

- Advertisement -

Magaalada Baladwweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka dhici doonto doorasho kuraas Galaha Shacabka ah, oo degaan doorashadoodu ay tahay Gobolka Hiiraan.

Waxaa lafilayaa in saacadaha soo aaddan ay billabato doorashada labo kursi oo Golaha Shacabka ah, waxaana ka mid ah Kuraastaasi kursiga Hope063 oo ay ku tartamayaan Musharixiintii ugu badnaa Doorashada Baarlaamaanka Soomaaliya, iyadoo ilaa iyo Sagaal Musharax ay isku diiwaan galiyeen Kursigaasi.

- Advertisement -

Kursigaasi ayaa waxaa horay ugu fadhiyay Xildhibaan Cabdullaahi Godax Barre, iyadoo haatan ay isku soo taagen shaqsiyaad kale oo doonaya in ay ku guulaystaan Kursiga.

Sidoo akle waxaa la dooran doona kursiga kale ee Hope011, kaasi oo isagana ay ku tarmayaan labo Musharax.

Doorashada ayaa goordhaw billaaban doonta, waxaana hadda socda diyaar garowgeeda.

Latest stories