HomeWararWiil Dhalinyaro ah oo taleefan dartiis loogu dilay Muqdisho

Wiil Dhalinyaro ah oo taleefan dartiis loogu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya, kaasi oo loo gaystay Wiildhalinyaro ah, kana mid ahaa Dhalinta waxbaratay ee ku sugan dalka. Alle ha u Naxariistee Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdinuur Cabdullaahi Warsame Black, waxaaan uu ka mid ahaa dhalinyarada ku nool Muqdisho, iyadoo dilku […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya, kaasi oo loo gaystay Wiildhalinyaro ah, kana mid ahaa Dhalinta waxbaratay ee ku sugan dalka.

Alle ha u Naxariistee Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdinuur Cabdullaahi Warsame Black, waxaaan uu ka mid ahaa dhalinyarada ku nool Muqdisho, iyadoo dilku uu ka dhacay Degmada Warta Nabadda ee Gobolkani Banaadir.

- Advertisement -

Koox hubaysan ayaa la sheegay in ay dilka u gaysteen Marxuumka, xili uu ku sugnaa Gurigiisa oo ku yaalla Wartanabadda.

Dad Goobjoogayaal aha ayaa sheegay in dableyda falka dilka ah gaystay ay doonayeen in ay Marxuumka ka dhacaan taleefan uu watay, iyagoo Goobta ka baxdaday dilka kadib.

Goobta uu dilku ka dhacay waxaa gaaray Laamaha ammaanka, lamina shaacin cid ilaa hadda loo soo qabtay dilkaasi, sidoo kale ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Hay’adaha ammaanka Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

 

Latest stories