HomeWararMaxay tahay muhiimadda uu leeyahay Shirka ay Soomaaliya uga qayb galayso dalka...

Maxay tahay muhiimadda uu leeyahay Shirka ay Soomaaliya uga qayb galayso dalka Lubnaan?

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Muuse Maxamed Cusmaan, ayaa dalka Lubnaan ee caasimadiisa Beyruud uga qeybgalaya shirka Madasha Carabta ee ‘Himillooyinka Horumarka waara (SDG), ka soo kabashada iyo u adkeysiga dhibaatoyinka’ kaas oo loo qabto dowladdaha Carabta. Shirka waxaa lagu falanqeynayaa aragtida la xariirta horumarka iyo natiijooyinka laga gaaray […]

- Advertisement -

Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Muuse Maxamed Cusmaan, ayaa dalka Lubnaan ee caasimadiisa Beyruud uga qeybgalaya shirka Madasha Carabta ee ‘Himillooyinka Horumarka waara (SDG), ka soo kabashada iyo u adkeysiga dhibaatoyinka’ kaas oo loo qabto dowladdaha Carabta.

Shirka waxaa lagu falanqeynayaa aragtida la xariirta horumarka iyo natiijooyinka laga gaaray hirgelinta ajendaha 2030-ka.

- Advertisement -

Dowladda Somaaliya ayaa madasha ku soo bandhigi doonta faa’iidooyinka barnaamijka muddada fog ee isku xirka nabadda, bini’aadanimada iyo horrumarinta arrimaha bulshada.

Sidoo kale, hirgelinta himillooyinka horumarka waara (SDGS) halka dalkeenna uu ka joogo ayaa lagu wadaa in Soomaaliya ay ku soo bandhigto shirkaas.

Ugu dambayntii, shirka waxaa looga faaloonayaa, saameynta caabuqa Coronavirus uu u gaystay dhaqaalaha dalalka Carabta. wuxuuna shirkaani socon doonaa mudo 3 cisha ah.

Latest stories