HomeWararMadaxweynaha Maamulka Puntland oo Wariye xil cusub u magacaabay (Wareegto)

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Wariye xil cusub u magacaabay (Wareegto)

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11, ku magacaabay Agaasimaha Wacyi-gelinta Ciidamada iyo la-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada, ee Wasaaradda Amniga iyo DDr-ta Puntland. Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa u qornayd sidan: Maadxweynaha Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay:Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11, ku magacaabay Agaasimaha Wacyi-gelinta Ciidamada iyo la-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada, ee Wasaaradda Amniga iyo DDr-ta Puntland.

Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa u qornayd sidan:

- Advertisement -

Maadxweynaha Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay:Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

- Advertisement -

Wuxuu xeeriyey:

1.Waxaa Maxamed Cabdiweli Nuur (Timire) loo magacaabay Agaasimaha Wacyi-gelinta Ciidamada iyo la-dagaalanka Argagixisada, ee Wasaaradda Amniga iyo DDr-ta Dowladda Puntland.

2.Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Latest stories