HomeCaalamkaMadaxwaynaha dalka Ukraine oo codsi u jeediyay Israa'iil

Madaxwaynaha dalka Ukraine oo codsi u jeediyay Israa’iil

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha Ukraine Zelensky ayaa ka dalbaday Israa’iil in ay gacan ka siiso dagaalka ay kula jiraan Ruushka. Zelensky ayaa sidoo kale ku dhaliilay Israa’iil sida ay uga caga jiideyso inay tignoolajiyadeeda difaaca gantaallada u dirto Ukraine. Khudbad uu u jeediyay baarlamaanka Israa’iil, ayuu ku yiri: “Qof walba waa ogyahay in nidaamkiina difaaca gantaallada uu yahay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Ukraine Zelensky ayaa ka dalbaday Israa’iil in ay gacan ka siiso dagaalka ay kula jiraan Ruushka.

Zelensky ayaa sidoo kale ku dhaliilay Israa’iil sida ay uga caga jiideyso inay tignoolajiyadeeda difaaca gantaallada u dirto Ukraine.

- Advertisement -

Khudbad uu u jeediyay baarlamaanka Israa’iil, ayuu ku yiri: “Qof walba waa ogyahay in nidaamkiina difaaca gantaallada uu yahay kan ugu wanaagsan… xaqiiqdii waxaad caawin kartaa dadkeenna.

dhanka kale Ukraine ayaa iska dhega tirtay waqti kama dambeys ah oo uu Ruushka u qabtay ciidamada inay isku soo dhiibaan magaalada Mariupol.

Latest stories