HomeWararLafta-gareen oo farriin u diray Xildhibaanada Cusub ee laga soo doortay KGS

Lafta-gareen oo farriin u diray Xildhibaanada Cusub ee laga soo doortay KGS

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka qeybgalay Xaflad lagu Abaal marinayey Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT) ee soo gebi-gebeyey Qabashada Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku Metelaya Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha ayaa la dardaarmay Xubnaha Guddiga ee doorashada ka shaqeeyay iyo Xildhibaanda lasoo doortay,isagoo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka qeybgalay Xaflad lagu Abaal marinayey Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT) ee soo gebi-gebeyey Qabashada Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku Metelaya Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa la dardaarmay Xubnaha Guddiga ee doorashada ka shaqeeyay iyo Xildhibaanda lasoo doortay,isagoo bogaadiyay hannaanka ay u dhacday doorashadu.

- Advertisement -

Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa sidoo kale shahaado sharaf  mahadcelin ah guddoonsiiyey xubnaha gudiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee (SEIT) Xubno ka socdey gudiga (FEIT) gudiga xalinta khilaafaadka, saraakiisha laamaha Amniga iyo Wariyayasha doorkoodii ay kaga qeyb qaateen doorashooyinkii Golaha shacabka ee Baydhabo iyo Baraawe ka qabsoomey.

Maamulka Koonfur galbeed ayaa ka mid ah maamulada ugu horreeyay ee soo gaba-gabeyay doorashada labada aqal ee Baarlmaanka 11aad.

Latest stories