HomeWararJubbaland oo soo gababeyneyso Doorashada kuraastii taalay Kismaayo

Jubbaland oo soo gababeyneyso Doorashada kuraastii taalay Kismaayo

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa maanta soo gaba gabeenaya doorashada kuraasta deegaan doorashada koobaad ee magaalada Kismaayo, iyadoo maanta la qaban doono doorashasa labba kursi oo kamid ah kuraasta 27 ah ee taalay Kismaayo. Munaasabada soo gaba gabeeynta doorashada deegaan doorashada koobaad ee Kismaayo waxaa kasoo qayb galaya masuuliyiin kale duwan […]

- Advertisement -

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa maanta soo gaba gabeenaya doorashada kuraasta deegaan doorashada koobaad ee magaalada Kismaayo, iyadoo maanta la qaban doono doorashasa labba kursi oo kamid ah kuraasta 27 ah ee taalay Kismaayo.

Munaasabada soo gaba gabeeynta doorashada deegaan doorashada koobaad ee Kismaayo waxaa kasoo qayb galaya masuuliyiin kale duwan oo ka tirsan Dowladda Jubaland iyo xubnaha guddigiyada FEIT iyo Guddiga Xalinta Qilaafadka heer Faderaal.

- Advertisement -

Jubbaland ayaan weli bilaabin doorashada Xildhibaanada ee deegaan doorashada labaad ee laga doonayey maamulka Jubbaland , waxaana ay noqotay maamulka kaliya ee aan weli bilaabin deegaan doorashada labaad.

Latest stories