HomeWararJubbaland oo soo gaba-gabeynaysa kuraasta deegaan doorashada koobaad ee Kismaayo

Jubbaland oo soo gaba-gabeynaysa kuraasta deegaan doorashada koobaad ee Kismaayo

Date:

Related stories

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa maanta soo gaba gabeenaya doorashada kuraasta deegaan doorashada koobaad ee magaalada Kismaayo, iyadoo maanta la qaban doono doorashasa labba kursi oo kamid ah kuraasta 27 ah ee taalay Kismaayo. Munaasabada soo gaba gabeeynta doorashada deegaan doorashada koobaad ee Kismaayo waxaa kasoo qayb galaya masuuliyiin kale […]

- Advertisement -

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa maanta soo gaba gabeenaya doorashada kuraasta deegaan doorashada koobaad ee magaalada Kismaayo, iyadoo maanta la qaban doono doorashasa labba kursi oo kamid ah kuraasta 27 ah ee taalay Kismaayo.

Munaasabada soo gaba gabeeynta doorashada deegaan doorashada koobaad ee Kismaayo waxaa kasoo qayb galaya masuuliyiin kale duwan oo ka tirsan Dowladda Jubaland iyo xubnaha guddigiyada FEIT iyo Guddiga Xalinta Qilaafadka heer Faderaal.

- Advertisement -

MaamulGoboleedyada intooda badan ayaa hadda soo gaba-gabeeyay doorashooyinka Baarlmaanka,waxaana la filayaa in maalmaha soo aaddan lasoo gaba-gabeeyo doorashada Xildhibaanada harsan.

Latest stories