HomeWararGuddiga doorashada Hirshabeelle oo Shaaciyay doorashada Kuraas Golaha Shacabka ah

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo Shaaciyay doorashada Kuraas Golaha Shacabka ah

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaas haaciyay doorashada kuraas ka tirsan Golaha SHacabka Baarlamaanka 11aad,kuwaasi oo dhawaan ay guda gali doonaan doorashadooda. Warqaad kasoo baxday Guddiga maamulka doorashada Hirshabelle ayaa waxaa lagu shaaciyay  Guddiga Xulista Ergada  iyo Jadwalka cusub ee labo kursi. Guddiga ayaa sheegay in 21/03/2022 oo manta ah ay qaban donaanDiiwaangelinta ergada iyo Murashixiinta, […]

- Advertisement -

Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaas haaciyay doorashada kuraas ka tirsan Golaha SHacabka Baarlamaanka 11aad,kuwaasi oo dhawaan ay guda gali doonaan doorashadooda.

Warqaad kasoo baxday Guddiga maamulka doorashada Hirshabelle ayaa waxaa lagu shaaciyay  Guddiga Xulista Ergada  iyo Jadwalka cusub ee labo kursi.

- Advertisement -

Guddiga ayaa sheegay in 21/03/2022 oo manta ah ay qaban donaanDiiwaangelinta ergada iyo Murashixiinta, halka 22/03/2022 oo berry ah ay qaabnayaan doorashada..

Labada Kursi ee la dooranayoGuddiguna ay shaaciyeen ayaa kala ah HOP#011 iyo

HOP#063.

- Advertisement -

Latest stories