HomeWararGargaarka bani'aadannimo ee la gaarsiin lahaa Mariupol oo weli hakad ku jira

Gargaarka bani’aadannimo ee la gaarsiin lahaa Mariupol oo weli hakad ku jira

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Dadaalo lagu doonayay in gargaar bini’aadannimo lagu gaarsiiyo dad lagu qiyaasay 300 oo kun oo qof oo ku go’doonsan magaalada la go’doomiyay ee Ukraine ee Mariupol ayaa weli hakad ku jira. Laguma darin liis ay dowladda Ukraine sheegtay in ay isku waafaqeen ciidamada Ruushka, kaddib diidmadii Kyiv ee ahayd inay soo wareejiso magaalada iyadoo ku […]

- Advertisement -

Dadaalo lagu doonayay in gargaar bini’aadannimo lagu gaarsiiyo dad lagu qiyaasay 300 oo kun oo qof oo ku go’doonsan magaalada la go’doomiyay ee Ukraine ee Mariupol ayaa weli hakad ku jira.

Laguma darin liis ay dowladda Ukraine sheegtay in ay isku waafaqeen ciidamada Ruushka, kaddib diidmadii Kyiv ee ahayd inay soo wareejiso magaalada iyadoo ku badalaneysa in dagaalyahannada hubka laga dhigay iyo rayidka ay si nabad ah u maraan.

- Advertisement -

Ukraine ayaa mar kale ku eedysay Ruushka in uu xannibay kolonyada gargaarka ee Mariupol, halkaas oo ka jirta xaalado aad looga naxo.

Mid ka mid ah dadka deggan magaalo-dekadeedka go’doonsan eeMariupol ayaa barta Facebook soo dhigtay xaaladaha ka jira magaalada.

Mar ay waddada dhex mareysay xilli ay hakadeen weerarrada bambaanooyinka, ayaa Nadezhda waxay sheegtay in dhismaha ay deggan tahay uu yahay kan keliya ee ka badbaaday gantaallada sida tooska ah loola beegsaday guryaha kale.

Latest stories