HomeCaalamkaDowlado waa weyn oo faragalin toos ah ku haya dagaalka Ruusha iyo...

Dowlado waa weyn oo faragalin toos ah ku haya dagaalka Ruusha iyo Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Dalka New Zealand ayaa ballan qaaday inay siinayso Ukraine lacago dheeraad ah oo gaaraya ilaa $3.46m, shidaal,qalabka isgaarsinta iyo daawooyin. Ra’iisul wasaare Jacinda Ardern ayaa sheegtay in lacagtan loo sii marin doono sanduuqa Nato oo qalabka isgaarsiinta iyo agabka gargaarka degdegga ah siiya ciidamada Ukraine. dhanka kale Israa’iil ayaa wadda dadaallo ay ku dhexdhexaadinayso Ukraine […]

- Advertisement -

Dalka New Zealand ayaa ballan qaaday inay siinayso Ukraine lacago dheeraad ah oo gaaraya ilaa $3.46m, shidaal,qalabka isgaarsinta iyo daawooyin.

Ra’iisul wasaare Jacinda Ardern ayaa sheegtay in lacagtan loo sii marin doono sanduuqa Nato oo qalabka isgaarsiinta iyo agabka gargaarka degdegga ah siiya ciidamada Ukraine.

- Advertisement -

dhanka kale Israa’iil ayaa wadda dadaallo ay ku dhexdhexaadinayso Ukraine iyo Ruushka, waxaana laga yaabaa inay noqoto goobta mustaqbalka lagu qabanayo wadahadallo nabadeed oo heer sare ah oo dhexmara Ruushka iyo Ukraine.

“Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Mr. Bennett waxa uu isku dayayaa in uu helo hab lagu wadahadlo,” Zelensky ayaa sidaa yiri isagoo khudbad muuqaal ah oo uu u jeediyay dadka reer Ukraine maalintii Axaddii.

Latest stories