HomeWararDiyaarad ay leedahay shirkadda China Eastern Airlines oo burbutay

Diyaarad ay leedahay shirkadda China Eastern Airlines oo burbutay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Diyaarad ay leedahay shirkadda China Eastern Airlines oo ay saarnaayeen 132 qof ayaa ku burburtay gobolka Guangxi, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Shiinaha. Ilaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay shilkan diyaaradeed iyo sababta ka dambeysa. Goobaha la socodka duulimaadyada ayaa sheegaya in diyaaraddu ay hawada ku jirtay in ka badan saacad, ayna ku dhoweyd halkii […]

- Advertisement -

Diyaarad ay leedahay shirkadda China Eastern Airlines oo ay saarnaayeen 132 qof ayaa ku burburtay gobolka Guangxi, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Shiinaha.

Ilaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay shilkan diyaaradeed iyo sababta ka dambeysa.

- Advertisement -

Goobaha la socodka duulimaadyada ayaa sheegaya in diyaaraddu ay hawada ku jirtay in ka badan saacad, ayna ku dhoweyd halkii ay ku socotay

Latest stories