HomeWararDawladda Ugaanda oo soo saartay sharci aad u farxad galiyay Soomaalida ku...

Dawladda Ugaanda oo soo saartay sharci aad u farxad galiyay Soomaalida ku nool dalkaas

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maxkamadda sare ee magaalada Kampala ayaa ku amartay xafiiska socdaalka ee Uganda, in dadka asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya la siiyo dhalashada Uganda hadii ay buuxinayaan shuruudaha sharciga Uganda. Xukunka oo uu soo saaray garsoore Musa Ssekaana ayaa kadanmbeeyay, dacwad ay sannadkii 2019-kii gudbiyeen 7 xubnood oo ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda iyo […]

- Advertisement -

Maxkamadda sare ee magaalada Kampala ayaa ku amartay xafiiska socdaalka ee Uganda, in dadka asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya la siiyo dhalashada Uganda hadii ay buuxinayaan shuruudaha sharciga Uganda.

Xukunka oo uu soo saaray garsoore Musa Ssekaana ayaa kadanmbeeyay, dacwad ay sannadkii 2019-kii gudbiyeen 7 xubnood oo ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda iyo ururrada bulshada rayidka ah, iyagoo kacabanaya mas’uuliyiinta Uganda oo u diiday dhalashada dalkaasi Uganda.

- Advertisement -

Xubnaha dacwadda gudbiyay ayaa kala ah ; Abdu Abucar Hussein, Abdullah Ahmed Shiek, Yahaya Yusuf, Xirsi Mohamed, Abdinassir Hussein Shire, Mohamed Abduwel Abdulla, Ahmed Noor Osman iyo Multiracial Community Uganda (MCU) Ltd, dadkan ayaa intooda badan noolashoda kunoolaa dalka Uganda.

Arrintan ayaa waxaa ay war faraxad leh utahay dadka soomaaliyeed ee kunool Uganda.

Latest stories