HomeWararDad shacab ah oo lagu laayay Dowlad degaanka Soomaali Galbeed

Dad shacab ah oo lagu laayay Dowlad degaanka Soomaali Galbeed

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Bambaas ee Degmada Gursum ee Dowlaad Degaanka Soomaali Galbeed ayaa soo sheegaya in halkaasi mAanta dhimasho iyo dhaawac loogu gaystay dad shacab ah. Ku dhawaad  7 ruux oo shacab ah, halka tiro intaas ka badan dhaawacyo kala duwan loo gaystay, sida wararku sheegayaan. Arrinta ayaa ka dambeysay kadib markii ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Bambaas ee Degmada Gursum ee Dowlaad Degaanka Soomaali Galbeed ayaa soo sheegaya in halkaasi mAanta dhimasho iyo dhaawac loogu gaystay dad shacab ah.

Ku dhawaad  7 ruux oo shacab ah, halka tiro intaas ka badan dhaawacyo kala duwan loo gaystay, sida wararku sheegayaan.

- Advertisement -

Arrinta ayaa ka dambeysay kadib markii ay isku dhaceen Ciidanka Liyuu Booliska Dowlaad degaanka iyo dad shacab ah oo ka caraysnaa, is hor istaag looga sameeyay Caleema saarka Ugaas ay doorteen.

Beel ka mid ah Beelaha dega degaanka ay Mashaqadu ka dahcday ayaa la sheegay in ay qaban-qaabinayeen Xaflad ay ku caleema saaranayaan Ugaaska guud ee beeshaasi kaasi oo dhawaan la doortay, balse Ciidanak ayaa faragaliyay oo is hor istaag ku sameeyay sida aynu xog ku helnay, waxaana taasi ay keentay in dadkii shacabka ahaa ay caroodaan, kadibna Ciidanka ayaa Rasaas ku furay dadkii shacabka ahaa.

Wali mas’uuliyiinta Dowalad Degaanku wax war ah kama soo saarin, dilkasi loo gaystay dadka shacabka ah ee rasaasta lagu furay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts