HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta Mas’uul cusub magacaabay (Wareegto)

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta Mas’uul cusub magacaabay (Wareegto)

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaarada Biyaha iyo Tamarta, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii hore. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Guudlaawe ayaa waxaa xilka Agaasimaha cusub ee Wasaarada Biyaha iyo Tamarta Hirshabeelle loogu magacaabay inuu noqdo Saciid Saalax Cabdiraxman, kaasi oo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa Maanta oo sabti ah magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaarada Biyaha iyo Tamarta, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii hore.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Guudlaawe ayaa waxaa xilka Agaasimaha cusub ee Wasaarada Biyaha iyo Tamarta Hirshabeelle loogu magacaabay inuu noqdo Saciid Saalax Cabdiraxman, kaasi oo bedelaya Agaasimihii hore ee Wasaaraddaas.

- Advertisement -

Sababta keentay magacaabista Agaasimaha cusub ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay in lagama maarman tahay dardar-gelinta Maamulka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta, waxaana magacaabista la Ogeysiiyay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed.

Hoos ka Akhriso Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Guudlaawe.

Latest stories