HomeWararFaah faahin: Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lala beegsaday Qarax khasaaro dhaliyey

Faah faahin: Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lala beegsaday Qarax khasaaro dhaliyey

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ayaa waxaa qarax xoogan lagula beegsaday duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah. Qaraxa oo ahaa miino nuuca dhulka la geliyo ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa kolonyada Ciidamada AMISOM […]

- Advertisement -

Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ayaa waxaa qarax xoogan lagula beegsaday duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah.

Qaraxa oo ahaa miino nuuca dhulka la geliyo ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa kolonyada Ciidamada AMISOM lagula eegtay duleedka Balcad, xili halkaas socdaal ay ku marayeen Ciidamada oo kusii jeeday Magaalada Jowhar.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxaas uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo gaaray Ciidanka AMIOSM, waxaana ku dhintay goobta lix Askari oo Burundeys, halka saddex kalena ay dhaawacyo soo gaareen.

Al-shabaab warar ay ku qoreen barahooda Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegteen in Ciidamo ka tirsan AMISOM oo watay kolonyo ay qarax kula beegsadeen duleedka Balcda, isla markaana ay ku dileen 6 Askari, uuna burburay gaariga uu qaraxu qabsaday.

Si kastaba Al-shabaab ayaa inta badan weeraro qaraxyo iyo kuwa toos ah la beegsata, xiliyada ay wadooyinka ku socdaalayaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya, waxaana horey u dhacay weerar kala duwan oo khasaaro dhaliyey…

Latest stories