HomeWararMadaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xala Qasriga Madaxtooyada Magaalada Garoowe ku qaabilay Guddiga u qareemayaasha Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Guddiga ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha fursadsiinta Haweenka ku metelaya Puntland labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo guud ahaanba doorka Haweenku ku leeyihiin Maamulka Puntland. kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Soomaaliyeed […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xala Qasriga Madaxtooyada Magaalada Garoowe ku qaabilay Guddiga u qareemayaasha Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha fursadsiinta Haweenka ku metelaya Puntland labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo guud ahaanba doorka Haweenku ku leeyihiin Maamulka Puntland.

- Advertisement -

kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Ururka Haweenka Soomaaliyeed Marwo Batuulo Shiikh Axmed Gabale oo hoggaaminaysa Guddiga, xubno guddiga ka mid ah iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Puntland Marwo Khadra Warsame Jaamac.

Guddiga u qareemayaasha Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa wada dadaalo ay ku doonayaan in maamul Goboleedyada ku xaqiijiyaan qoondada Haweenka ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda.

Latest stories