HomeWararWasiirka arrimaha dibadda Ruushka mar kale Bayaan kasoo saaray dagaalka Ukraine

Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka mar kale Bayaan kasoo saaray dagaalka Ukraine

Date:

Related stories

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka, Sergei Lavrov, ayaa sheegay in wada hadalada nabadeed ee u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine in aaney aheyn kuwo sahlan. Dhanka kale, ayuu waxa uu carabka ku dhuftey iney jirto rajo keeneysa in la isku tanaasulo. Wuxuu intaa ku darey iney hagayaan, oo uu talooyin ka qaadanayaan xubnaha uga qeyb […]

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka, Sergei Lavrov, ayaa sheegay in wada hadalada nabadeed ee u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine in aaney aheyn kuwo sahlan.

Dhanka kale, ayuu waxa uu carabka ku dhuftey iney jirto rajo keeneysa in la isku tanaasulo.

- Advertisement -

Wuxuu intaa ku darey iney hagayaan, oo uu talooyin ka qaadanayaan xubnaha uga qeyb galaya wada hadalada haatan socda.

Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa kasoo xigatey Lavrov in wada hadaladu aaney sahlaneyn, sababo jira awgood.

Laakiin haddana, wuxuu muujiyey wasiirka iney jirto rajo ah in heshiis la gaaro. Lavrov, ayaa hadalkan ka sheegay wareysi ay la yeelatey warbaahinta RBC.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda, ayaa xusey in dhibaatooyinku aysan kaliya ku saleysneyn dhexdhexaadnimada Ukraine, iyo ka saarista ciidanka.

Balse sidoo kale waxey salka ku heysaa ammaanka dadka kunool bariga Ukraine, halkaasoo ah goobaha ay kusugan yihiin fallaagada gacanta ku heysa Donetsk iyo Luhansk.

Latest stories