HomeWararWararkii ugu dambeeyay ee dagaalka dalka Ukraine

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka dalka Ukraine

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaafiicda iyo diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa wali sii wada duqeymaha ay ku garaacayaan magaalooyinka dalka Ukraine. Ku xigeenka duqa magaalada Mariupol, ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay 400 oo qof oo ay ku jiraan dhakhaatiir iyo bukaano ay gacanta ku dhigeen “. Duqa magaalada Kyiv Vitali Klitschko ayaa dhankiisa ku dhawaaqay bandow 35 saacadood […]

- Advertisement -

Madaafiicda iyo diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa wali sii wada duqeymaha ay ku garaacayaan magaalooyinka dalka Ukraine.

Ku xigeenka duqa magaalada Mariupol, ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay 400 oo qof oo ay ku jiraan dhakhaatiir iyo bukaano ay gacanta ku dhigeen “.

- Advertisement -

Duqa magaalada Kyiv Vitali Klitschko ayaa dhankiisa ku dhawaaqay bandow 35 saacadood ah caasimadda, isagoo ka digay “waqti adag oo khatar ah” oo caasimadda ku soo fool leh.

Duqeymaha cirka ee Ruushka ayaa habeenimadii xalay ku garaacay boostaajo laga raaco tareenada dhulka hoostiisa mara iyo dhismayaal ay dagan yihiin, waxaana ku dhintay 4 qof.

Latest stories