HomeWararMidowga Musharixiinta oo war kasoo saaray go’aankii Guddiga doorashooyinka ee FEIT

Midowga Musharixiinta oo war kasoo saaray go’aankii Guddiga doorashooyinka ee FEIT

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war kasoo saaray tallaabadii ay qaadeen Guddiga dooarshooyinka Heer Federaal, kaasi oo ku aaddanaa dhaarinta Xildhibaanada labada  aqal ee Baarlamaanka 11aad. Musharixiinta ayaa ugu baaqay Dowlad Goboleedyada inay faraha kala baxaan howlaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal, isla markaana howshooda ay ku egtahay fududeynta doorashooyinka deegaanadooda.. Midowga Musharaxiinta ayaa adkeeyay in […]

- Advertisement -

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war kasoo saaray tallaabadii ay qaadeen Guddiga dooarshooyinka Heer Federaal, kaasi oo ku aaddanaa dhaarinta Xildhibaanada labada  aqal ee Baarlamaanka 11aad.

Musharixiinta ayaa ugu baaqay Dowlad Goboleedyada inay faraha kala baxaan howlaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal, isla markaana howshooda ay ku egtahay fududeynta doorashooyinka deegaanadooda..

- Advertisement -

Midowga Musharaxiinta ayaa adkeeyay in la dhowro qodobka 66aad ee dastuurka, lana raaco soo jireenka doorashooyinkii 2016/2017 ee ku aadan Mas’uuliyadda FEIT ee la xiriira waqtiyeynta dhameystirka howlaha doorashooyinka.

Latest stories