HomeWararJubbaland oo soo saartay liiska 16-ka kursi ee deegaan doorashada labaad

Jubbaland oo soo saartay liiska 16-ka kursi ee deegaan doorashada labaad

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa shaaciyay qabashada 16 kursi ee taalla degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo. Sida ku xusan qoraal ay guddiga soo saareen doorashada 16 kuraasi ayaa lagu qaban doonaa muddo 2 todobaad gudohood. Qabashada doorashada 16 Kurisi ee gobolka Gedo ayaa waxaa hareeyay muran xooggan. Doorashada Kuraasta golaha shacabka ayaa imika u […]

- Advertisement -

Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa shaaciyay qabashada 16 kursi ee taalla degmada Garbahaareey ee gobolka Gedo.

Sida ku xusan qoraal ay guddiga soo saareen doorashada 16 kuraasi ayaa lagu qaban doonaa muddo 2 todobaad gudohood.

- Advertisement -

Qabashada doorashada 16 Kurisi ee gobolka Gedo ayaa waxaa hareeyay muran xooggan. Doorashada Kuraasta golaha shacabka ayaa imika u muuqata mid heer gebogebo ah mareysa.

maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa iyagu maanta soo gabagabeeyay doorashada golaha shacabka. Waqtiga kama dambeysta ee loo qabtay gebagebada doorashada kuraasta golaha shacabka ayaa maanta ku ekeyd.

Latest stories