HomeWararGuddiga Doorashada Puntland oo Guddoomiye ku xigeen doortay

Guddiga Doorashada Puntland oo Guddoomiye ku xigeen doortay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Maamulka  Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa doortay Guddoomiye ku xigeen, maaddaama Guddoomiye ku xigeenkii Guddigaasi uu dhawaan is casilay. Guddiga oo kulan yeeshay ayaaa waxaa ay Guddoomiye ku xigeen u doorteen Mohamoud Casayr Abdule Faarah, kaasi oo noqonaya Guddoomiye ku xigeenka Cusub ee Guddiga maamulaya Xubnaha  Baarlamaanka 11aad ee Puntland. Aynaanshe Yusuf […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Maamulka  Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa doortay Guddoomiye ku xigeen, maaddaama Guddoomiye ku xigeenkii Guddigaasi uu dhawaan is casilay.

Guddiga oo kulan yeeshay ayaaa waxaa ay Guddoomiye ku xigeen u doorteen Mohamoud Casayr Abdule Faarah, kaasi oo noqonaya Guddoomiye ku xigeenka Cusub ee Guddiga maamulaya Xubnaha  Baarlamaanka 11aad ee Puntland.

- Advertisement -

Aynaanshe Yusuf Hussein ayaa horay u isaga calisay Xilka maanta loo doortay Guddoomioye ku xigeenka, waxaana uu sheegay  xiligaasi in sababo u gaar ah uu isaga wareejiyay xilka uu u hayay Guddigaa doorashada heer Dowalad Goboleed ee Puntland.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts