HomeWararDhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu weeraray magaalada Edmonton ee Dalka Canada

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu weeraray magaalada Edmonton ee Dalka Canada

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan magaalada Edmonton ayaa sheegay inay ka walaacsanyahiin weeraro dhawaan loo geeystay dhallinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo lagu weeraray magaalada Edmonton, maamulka Jaaliyadda ayaa sheegay in mid kamid ah muwaadiniintan uu dhintay dhaawacii loo geeystay, halka kuwa kalena ay la liitaan dhaawacyadii soo gaareay. laamaha amniga Canada, ayaa sheegay in […]

- Advertisement -

Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan magaalada Edmonton ayaa sheegay inay ka walaacsanyahiin weeraro dhawaan loo geeystay dhallinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo lagu weeraray magaalada Edmonton, maamulka Jaaliyadda ayaa sheegay in mid kamid ah muwaadiniintan uu dhintay dhaawacii loo geeystay, halka kuwa kalena ay la liitaan dhaawacyadii soo gaareay.

laamaha amniga Canada, ayaa sheegay in ay wadaan baaritaano si gacanta loogu soo dhigo dadkii ka dambeeyay weerarkaas.

- Advertisement -

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Magaalada Edmonton ee dalka Canada ay qabteen Gaari looga shakisan yahay inay lahayeen dadkii weerarka geystay.

Sanadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Edmonton ee dalka Canada kusoo badanayay weerarka lagu haayo dadka Soomaalida ah, kuwaasi oo la sheegay in ay geeystaan kooxo Burcad ah oo u dhashay Canada.

Latest stories