HomeWararDad gaajo iyo harraad ugu geeriyoodey Ceel Waaq

Dad gaajo iyo harraad ugu geeriyoodey Ceel Waaq

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Xaalad abaar oo ka jirta deegaanka Ceelwaaq iyo deegaanada ku hareereysan ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, ayaa saameeyey dadka iyo duunyadaba. Illaa iyo shan qof, ayaa lagu soo warramayaa iney halkaasi gaajo iyo harraad ugu dhinteen, sida ay xaqiijiyeen maamulka deegaanka. Xoolaha ayaan heysan baad iyo biyo ay cabbaan, waxeyna ku nool yihiin cunto […]

- Advertisement -

Xaalad abaar oo ka jirta deegaanka Ceelwaaq iyo deegaanada ku hareereysan ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, ayaa saameeyey dadka iyo duunyadaba.

Illaa iyo shan qof, ayaa lagu soo warramayaa iney halkaasi gaajo iyo harraad ugu dhinteen, sida ay xaqiijiyeen maamulka deegaanka.

- Advertisement -

Xoolaha ayaan heysan baad iyo biyo ay cabbaan, waxeyna ku nool yihiin cunto dadku gacanta ka siiyaan, halka maciishaddana ay cirka isku shareertay.

Ibraahim Guuleed Aadan, oo ah guddomiyaha degmada CeelWaaq, oo khadka telefoonka ugu waramey BBC-da, ayaa tilmaamey in xaaladda haatan taagan ay tahay mid faraha ka baxdey.

Saameynta abaaraha ayaan ku ekeyn deegaan oo kaliya, iyadoo ay ku baaheen deegaano Soomaaliyeed oo aad u fara badan.

Latest stories