HomeWarar Taliyaha Asluubta oo kusoo baxay doorasho ka dhacday Magaalada Baydhaba

 Taliyaha Asluubta oo kusoo baxay doorasho ka dhacday Magaalada Baydhaba

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan  ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop- 172 ee xubinnimada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddiga doorashada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo gababaynaya dooraashada Golaha Shacabka,waxaana ay noqonayaan Maamulada waqtigii loo asteeyay kusoo dhammaystiray dooarshada Golaha Shacabka. Sidoo kale Baydhabo ayaa waxaa lagu doortay kuraas kale oo Golaha Shacabka […]

- Advertisement -

Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan  ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop- 172 ee xubinnimada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Guddiga doorashada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo gababaynaya dooraashada Golaha Shacabka,waxaana ay noqonayaan Maamulada waqtigii loo asteeyay kusoo dhammaystiray dooarshada Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Sidoo kale Baydhabo ayaa waxaa lagu doortay kuraas kale oo Golaha Shacabka ah.

Xaawo Sokor Cali ayaa ku guuleysatay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-047 ee xubinnimada Golaha Shacabka BFS iyadoo heshay codad gaaraya 79-cod halka musharaxii la tartamaysay Faadumo Maxamed Isxaaq ay heshay 18-cod.

Sidoo kale  Cumar Cali Balash ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-197 ee xubinimada Golaha Shacabka, halka isaguna Maxamed Abuukar Cabdi uu ku guuleystey kursiga hop#164.

Latest stories