HomeWararMaxkamad ku taalla  Hindiya u mamnuucday Xijaabka

Maxkamad ku taalla  Hindiya u mamnuucday Xijaabka

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maxkamadda sare ee gobolka Karnataka ee dalka Hindiya ayaa xukuntay in “xijaabku aanu ahayn qayb muhiim ah oo ka mid ah diinta Islaamka”, taasoo ah kiis saamayn ku yeelan kara guud ahaan dalka. Maxkamaddu waxay sidoo kale xoojisay go’aankii hore ee dawladda ee mamnuucayay xidhashada xijaabka ee fasallada. Go’aankan ayaa yimid kadib markii dhowr jeer […]

- Advertisement -

Maxkamadda sare ee gobolka Karnataka ee dalka Hindiya ayaa xukuntay in “xijaabku aanu ahayn qayb muhiim ah oo ka mid ah diinta Islaamka”, taasoo ah kiis saamayn ku yeelan kara guud ahaan dalka.

Maxkamaddu waxay sidoo kale xoojisay go’aankii hore ee dawladda ee mamnuucayay xidhashada xijaabka ee fasallada.

- Advertisement -

Go’aankan ayaa yimid kadib markii dhowr jeer oo hore uu muran ka dhashay arrinta xijaabka oo socday muddo bilo ah.

Kiiskaan ayaa gaaray maxkamada sare kadib markii koox dumar ah oo muslimiin ah ay gudbiyeen codsi ay ku cadeynayaan in dastuurka Hindiya uu u damaanad qaadayo xaqa ay u leeyihiin inay xirtaan xijaabka.

Maxkamadda ayaa ku gacan seyrtay codsigaas, iyadoo sheegtay in maamulka gobolka uu xaq u leeyahay in uu ardayda ku soo rogo dareys isku mid ah.

Latest stories