HomeWararMaxay ka wada hadleen Hantidhawraha Qaranka iyo Safiirka Cusub ee Maraykanka?

Maxay ka wada hadleen Hantidhawraha Qaranka iyo Safiirka Cusub ee Maraykanka?

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Hantidhawraha Guud ee Qaranka  Maxamed Maxamuud Cali “Afgooye” ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André iyaga oo ka wada hadlay dadaallada socda ee lagu adkaynayo hannaanka dowlad wanaagga dalka. Hantidhawraha Guud ee Qaranka ayaa sidoo kale uga mahadceliyay Safiirka iskaashiga istaraatiijiga ah ee qotodadheer kaasi oo […]

- Advertisement -

Hantidhawraha Guud ee Qaranka  Maxamed Maxamuud Cali “Afgooye” ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André iyaga oo ka wada hadlay dadaallada socda ee lagu adkaynayo hannaanka dowlad wanaagga dalka.

Hantidhawraha Guud ee Qaranka ayaa sidoo kale uga mahadceliyay Safiirka iskaashiga istaraatiijiga ah ee qotodadheer kaasi oo ka dhexeeya labada dal.

Latest stories