HomeWararMareykanka oo mar kale Caddeeyay Mowqifkiisa ku aaddan Somaliland

Mareykanka oo mar kale Caddeeyay Mowqifkiisa ku aaddan Somaliland

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka Mareykanka ayaa ka hadashay khudbad uu Xalay Muuse Biixi ka jeediyay Waashingtoon, taasi oo uu kaga hadlay arrimo dhowr ah, oo ku aaddan Aqoonsiga Somaliland iyo arrimo kale. Qoraal ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu Somalia iyo Somaliland ku wajahi doono hal siyaasad oo ah […]

- Advertisement -

Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka Mareykanka ayaa ka hadashay khudbad uu Xalay Muuse Biixi ka jeediyay Waashingtoon, taasi oo uu kaga hadlay arrimo dhowr ah, oo ku aaddan Aqoonsiga Somaliland iyo arrimo kale.

Qoraal ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu Somalia iyo Somaliland ku wajahi doono hal siyaasad oo ah tan Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Mareykanka ayaa intaas ku daray in socdaalka Muuse biixi ku tagay Mareykanka aysan waxba ka beddali doonin xiriirka iyo wadashaqaynta Soomaaliya iyo Mareykanka.

Khudbadad madaxwaynaha uu xalay ka jeediyay kulan uu soo qabanqaabiyay machadka The heritage Foundation ee dalka Mareykanka ayuu waxaa uu si wayn uga warbixiyay maraxaldihii ay Soomaaliland soo martay iyo caqabadihii ay ka soo gudubtay.

 

Latest stories