HomeWararMaamule Iskuul oo u geeriyooday Qarax lagula eegtay Muqdisho

Maamule Iskuul oo u geeriyooday Qarax lagula eegtay Muqdisho

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, kaasi oo lala eegtay mid ka mid ah Maamula yaasha iskuulaadka ku yaalla Muqdisho. Qaraxa ayaa ahaa miino dhulka lagu aasay, oo sida la sheegay lala beegsaday Maamulihii iskuulka degmada Deeyniile Daahir Xasan Tooxow (Daahir Digdigle), isla goobta ayuuna ku geeriyooday […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, kaasi oo lala eegtay mid ka mid ah Maamula yaasha iskuulaadka ku yaalla Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa miino dhulka lagu aasay, oo sida la sheegay lala beegsaday Maamulihii iskuulka degmada Deeyniile Daahir Xasan Tooxow (Daahir Digdigle), isla goobta ayuuna ku geeriyooday Marxuumku.

- Advertisement -

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxu uu ka dhacay laamiga Xaafada Bangala ee degmada deeyniile, waxaana loogu xiray gaari nooca raaxada ah ee uu watay.

Qaraxa kadib waxaa gaaray goobta Ciidamada ammaanka kuwaasi oo howlgallo sameeyay, inkastoo aysan sheegin cid ay u soo qabteen Qaraxa lagu dilay Marxuumka, sidoo kale ma jirto wax war ah oo kasoo baxay laamaha ammaanka Gobolka Banaadir oo ay kaga hadlayaan Qaraxa lagu dilay Maamulihii iskuulka degmada Deeyniile Daahir Xasan Tooxow (Daahir Digdigle).

Latest stories