HomeWararkursiga Hop#004 oo Xalay lagu doortay Magaalada Baladweyne

kursiga Hop#004 oo Xalay lagu doortay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Kursiga Hop#004 Ee degan dorashadisu tahay Baladweeyne oo ay ku tartameen ilaa iyo shan musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku soo baxay Cabdinaasir Xaaji Shirwac Maxamed kadib markii uu helay codad dhan 61 cod. Tartanka kursiga oo ay ku loolameen musharixiinta kala ah Cabdi Daahir Cismaan Cabdinasir Xaaji Shirwac Maxamed. Bilan Bile Maxamed Faarax Salaad […]

- Advertisement -

Kursiga Hop#004 Ee degan dorashadisu tahay Baladweeyne oo ay ku tartameen ilaa iyo shan musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku soo baxay Cabdinaasir Xaaji Shirwac Maxamed kadib markii uu helay codad dhan 61 cod.

Tartanka kursiga oo ay ku loolameen musharixiinta kala ah

- Advertisement -
  1. Cabdi Daahir Cismaan
  2. Cabdinasir Xaaji Shirwac Maxamed.
  3. Bilan Bile Maxamed
  4. Faarax Salaad Dharaar.
  5. Maxamed Maxamuud Cabdulle.

Waxaa wareegga 2aad u gudbay Cabdinaasir Xaaji Shirwac Maxamed iyo Bilan Bile Maxamed, waxaana kursiga tirsigiisuyahay yahay Hop004 ku guuleystay ugu dambeyn Mudane Cabdinaasir Xaaji Shirwac oo helay 61 cod, halka Bilan Bile Maxamed ay heshay 40 cod.

Latest stories