HomeWararCiidamada Daraawiishta Puntland oo lala beegsaday Qarax

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo lala beegsaday Qarax

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ciidamada Puntland ayaa sheegay in ay fashiliyeen Wareer dagaalamaaysha Al-Shabaab ay qorsheeyeen in ay ku qaadaan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland. Wararka aynu helauno ayaa sheegaya in uu dhacay iska hor imaad kooban oo u dhexeeya laabda dhinac, waxaana dagaalku uu ka dhacay halka loo yaqaanno Gaaca oo ku dhow Boosaaso. Ciidamada […]

- Advertisement -

Ciidamada Puntland ayaa sheegay in ay fashiliyeen Wareer dagaalamaaysha Al-Shabaab ay qorsheeyeen in ay ku qaadaan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland.

Wararka aynu helauno ayaa sheegaya in uu dhacay iska hor imaad kooban oo u dhexeeya laabda dhinac, waxaana dagaalku uu ka dhacay halka loo yaqaanno Gaaca oo ku dhow Boosaaso.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa hawgal qorshaysan kaga hortagay weerarka ay soo qorsheeyeen dagaalamayaasha Al-Shabaab, waxaana Saraakiisha Ciidanka oo hadlay ay sheegeen in ay goobta dagaalku ka dahcay ay ka saareen xubnihii weerarka soo qaaday, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Wararka aynu helnay ayaa intaa ku daraya in Ciidanka Puntland Qarax lala eegtay inta dagaalku socday, waxaana dhaawacyo soo gaareen Askarta qaar ka  mid ah.

Qaraxa oo ahaa Miino dhulka lagu aasay ayaa lala beegsaday gaari ay leeyihiin Ciidanku, waxaana gaariga la qarxiyay lahaa Ciidanka Daraawiishta Puntland.

- Advertisement -

Saraakiishu wax faah faahin ah kama bixin Khasaaraha kale ee dagaalkaasi ak dhashay, waxaaan inta badan Al-Shabaab ay Puntland ka fuliyaan weeraro toos ah iyo Qaraxyo, iyadoo mararka qaarna ay gaytaan dilal qorsheysan.

 

Latest stories