HomeWararTaliyaha Ciidanka Asluubta oo la siiyay Shahaadada Musharaxnimada kursiga Hope172

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la siiyay Shahaadada Musharaxnimada kursiga Hope172

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jen. Mahad C/raxmaan ayaa qaatay shahaadada Musharaxnimo ee kursiga tirsigiisu yahay  #HOP172, ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kursiga Hope172 ayaa ka mid ahaa kuraasta maalmihii ugu dambeeyay ugu hadal haynta badnaa, koogur galbeed, maaddama ay jireen warar soo baxayay oo ku aaddanaa in madaxtooyada Soomaaliya ay la doonayso kursigaas Madaxweyne […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jen. Mahad C/raxmaan ayaa qaatay shahaadada Musharaxnimo ee kursiga tirsigiisu yahay  #HOP172, ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kursiga Hope172 ayaa ka mid ahaa kuraasta maalmihii ugu dambeeyay ugu hadal haynta badnaa, koogur galbeed, maaddama ay jireen warar soo baxayay oo ku aaddanaa in madaxtooyada Soomaaliya ay la doonayso kursigaas Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Lafta-gareen.

- Advertisement -

Laft-gareen ayaa la sheegay in uu iska casilayo Xilka Madaxweynaha koofur Galbeed, si uu Guddoomiye Baarlamaan u noqdo, balse haatan ma muuqato sababo muujinaya is-casilaadda lafta Gareen.

 

 

- Advertisement -

 

 

Latest stories