HomeWararRW Rooble oo baaq ku aaddan Abaaraha u diray Beesha Caalamka

RW Rooble oo baaq ku aaddan Abaaraha u diray Beesha Caalamka

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo wakiillada beesha caalamka kala shiray xaaladda abaaraha dalka, ayaa ku boorriyay in deg deg loogu soo gurmado shacabka Soomaaliyeed ee abaartu hayso. ”Waxaan mar kale caalamka ka codsanayaa in deg deg loogu soo gurmado dadka Soomaaliyeed ee abaartu hayso, si looga hortago macalluul keenta geeri wadareed […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo wakiillada beesha caalamka kala shiray xaaladda abaaraha dalka, ayaa ku boorriyay in deg deg loogu soo gurmado shacabka Soomaaliyeed ee abaartu hayso.

”Waxaan mar kale caalamka ka codsanayaa in deg deg loogu soo gurmado dadka Soomaaliyeed ee abaartu hayso, si looga hortago macalluul keenta geeri wadareed iyo xaalad bani’aadminimo oo ay adagtahay in wax laga qabto” ayuu yiri RW Rooble.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa intaa ku daray dib u dhaca gurmadka ay sababi karto dhimasho, maaddaama xaalado bani’aadanimo ah ay dalka ka jiraan, isagoo codsi u diray deeq bixiyayaasha caalamka.

“Waxaan codsanayaa dhaqaaq iyo gurmad deg deg ah oo hadda ah.  Dib u dhac kasta oo ku yimaad gurmadka uu shacabkeennu u baahan yahay, wuxuu sababayaa dhimashada dad badan oo maanta la badbaadin karo” ayuu yiri Rooble

Latest stories