HomeCaalamkaRuushka oo galaya Abaabulkii ugu xoogganaa ee Ciidamadiisa

Ruushka oo galaya Abaabulkii ugu xoogganaa ee Ciidamadiisa

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Milateriga Ukraine ayaa sheegay in iyadoo ciidamada Ruushka ay sii wadaan duulaankooda ay ciidamada keydka dhigeen xudduudaha Ukraine. Warbixintii ugu dambeysay ee uu soo saaray abaanduulaha ciidamada Ukraine ayaa lagu sheegay in Ruushka uu sidoo kale isku diyaarinayo inuu dib u abaabulo ciidamada iyo inuu dib u bilaabo howlgallada uu ku beegsanayo magaalooyinka Kharkiv, Sumy, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milateriga Ukraine ayaa sheegay in iyadoo ciidamada Ruushka ay sii wadaan duulaankooda ay ciidamada keydka dhigeen xudduudaha Ukraine.

Warbixintii ugu dambeysay ee uu soo saaray abaanduulaha ciidamada Ukraine ayaa lagu sheegay in Ruushka uu sidoo kale isku diyaarinayo inuu dib u abaabulo ciidamada iyo inuu dib u bilaabo howlgallada uu ku beegsanayo magaalooyinka Kharkiv, Sumy, iyo duleedka bari ee caasimadda Kyiv.

- Advertisement -

Dhanka kale wasaaradda gaashaandhiga ee Britain ayaa sheegtay in ciidamada badda ee Ruushka ay imika xireen waqooyiga xeebaha badda Madow, iyagoo ka gooyay Ukraine ganacsigii dhanka badda.

Waxa ay intaa ku dartay in ciidamada badda ee Ruushka ay sii wadaan duqeymaha ay ku beegsanayaan bartilmaameedyada ku yaalla gudaha Ukraine.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa mar kale ugu baaqay NATO inay ku soo rogaan aag hawada Ukraine kuwa dulimaadyada ka caagan.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts