HomeWararMadaxweynaha Ukraine oo sheegay in Putin uu wado qorshe lagu kala qaybinayo...

Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in Putin uu wado qorshe lagu kala qaybinayo dalkiisa

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Ruushka ma doonayo Ukraine oo awood leh oo sii jirta sida ay aaminsan yihiin dadka siyaasadda indha indheeyea waayo Ukraine oo sideeda u sii jirta wuxuu Ruushku u arkaa in NATO oo ku soo siqeysa xuduudiisa qatarna ku noqon karta Ruushka . MadaxweynahaUkraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in Ruushku uu isku dayayo in uu sameeyo […]

- Advertisement -

Ruushka ma doonayo Ukraine oo awood leh oo sii jirta sida ay aaminsan yihiin dadka siyaasadda indha indheeyea waayo Ukraine oo sideeda u sii jirta wuxuu Ruushku u arkaa in NATO oo ku soo siqeysa xuduudiisa qatarna ku noqon karta Ruushka .

MadaxweynahaUkraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in Ruushku uu isku dayayo in uu sameeyo dowlado kala gogo’an si uu dalkiisa u kala gooyo.

- Advertisement -

Hadal uu jeediyey ayaa ku sheegay in gobolada Ukraine aanay mar kale ku celin wixii ka ka dhacay Donetsk iyo Luhansk oo ay gacanta ku hayaan kooxaha gooni u goosadka ee uu Ruushku taageero .

Ma aha Ukraine oo keliya ee waxaa jira dalal kale oo Ruushku ulo booc ugu tukabayo kuwaas oo ku jira ama ka mid noqon raba NATO, hase yeeshee dalalkaasi hadda waxay isu arkaan kuwo halis ugu jira mar kasta in Ruushku weeraro iyagoo hadda aad uga welwelsan dagaalka Ukraine .

Reer galbeedku waxay ku calcelinayaan in Ruushku doonayo in ay wax ka bedelaan qariiradda Yurub ayna dibu yaglelaan qaab u eg Midowgi Sofeeti ee hore.

Latest stories