HomeWararAl-Shabaab iyo Ciidamada Jubbaland oo ku dagaalamay Gobolka Jubbada Hoose

Al-Shabaab iyo Ciidamada Jubbaland oo ku dagaalamay Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dagaalamayasha Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanno dhanka waqooyi uga beegan magaalada Kismaayo, ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, ahna caasimadda Ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland. Wararka la helayo ayaa tilmaamaya in Al-Shabaab ay weerareen saldhigo ay Ciidanka Jubbaland ku leeyihiih halkaasi, waxaana dhacay dagaal toos ah oo […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dagaalamayasha Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanno dhanka waqooyi uga beegan magaalada Kismaayo, ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, ahna caasimadda Ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland.

Wararka la helayo ayaa tilmaamaya in Al-Shabaab ay weerareen saldhigo ay Ciidanka Jubbaland ku leeyihiih halkaasi, waxaana dhacay dagaal toos ah oo labada dhinac u dhexeeya.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka Jubbaland wax war ah kama soo saarin dagaalkaasi, marka laga tago Al-Shabaab oo baraha ku hadla afkooda ku baahiyay dagaalkasi, waxaana ay sheegeen in weerareen dhowr saldhig, sidoo kalena ay fuliyeen weeraro jid gal ah.

Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka Baarka, lamana oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi.

Inta badan dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ku dagaalama degaanada maamulkaasi, waxaana horay Gobolkaasi uga dhacay weeraro toos oo labada dhinac u dhexeeya.

Latest stories