HomeWararAkhriso:-Ciidamada Ruushka oo duqeyn ku dilay Hooyo umul ah

Akhriso:-Ciidamada Ruushka oo duqeyn ku dilay Hooyo umul ah

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Haweeney umul ah iyo canugeedii ayaa dhintay kadib markii Ruushka uu duqeeyay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Mariupol halkaas oo ay hooyadu u tegtay inay kusoo umusho, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AP. Muuqaallo iyo sawirro la baahiyay kadib weerarka ayaa muujinayay, haweeneyda oo ku jiifta sariirta isbitaalka, waana mid kamid ah khasaarihii ugu […]

- Advertisement -

Haweeney umul ah iyo canugeedii ayaa dhintay kadib markii Ruushka uu duqeeyay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Mariupol halkaas oo ay hooyadu u tegtay inay kusoo umusho, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AP.

Muuqaallo iyo sawirro la baahiyay kadib weerarka ayaa muujinayay, haweeneyda oo ku jiifta sariirta isbitaalka, waana mid kamid ah khasaarihii ugu weynaa ee ka dhacay Ukraine.

- Advertisement -

Sida laga soo xigtay AP, hooyada ayaa qalliin ku dhashay canuga Sabtidii balse dhakhaatiirta ayaa xaqiijiyay in hooyada iyo canugeeda ay dhinteen.

Saraakiisha Ruushka ayaa ku andacooday in isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Mariupol ay la wareegeen kooxo xagjiriin ah oo saldhig ka dhigtay halkaas isla markaana isbitaalka uusan hadda u shaqeyneynin sida goob caafimaad.

Saraakiisha Ukraine ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay hadalka Ruushka, waxay ku eedeeyeen Ruushka in uu galay dambi dagaal.

Latest stories