HomeWararWiil dhalinyaro ah oo Caan ka ahaa Baraha Bulshada Soomaalida oo Maanta...

Wiil dhalinyaro ah oo Caan ka ahaa Baraha Bulshada Soomaalida oo Maanta geeriyooday

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Allaha u naxariistee waxaa Maanta Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Ismaciil Maxamuud Shidane, kaasi oo loo yaqaanay Guddoomiyaha dhalinyarada Nabad iyo Nolol. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Marxuum Ismaciil Maxamuud uu maalmihii dambe ku xanuunsanayey Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho, isla markaana xanuunkii […]

- Advertisement -

Allaha u naxariistee waxaa Maanta Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Ismaciil Maxamuud Shidane, kaasi oo loo yaqaanay Guddoomiyaha dhalinyarada Nabad iyo Nolol.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Marxuum Ismaciil Maxamuud uu maalmihii dambe ku xanuunsanayey Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho, isla markaana xanuunkii haayay uu Isbitaalka ugu geeriyooday Maanta oo Axad ah.

- Advertisement -

Dad ku dhow Ehelka Ismaciil Maxamuud ayaa xaqiijiyay geeridiisa, waxaana ka tacsiyeeyay geerida ku timid Ismaciil dadweyne farabadan oo aad u yaqaanay Marxuumka oo ahaa Wiil dhalinyaro ah.

Ismaciil Maxamuud Shidane oo loo yaqaanay Guddoomiyaha dhalinyarada Nabad iyo Nolol ayaa waxaa uu caan ku ahaa inuu baraha Bulshada ku taageeri jiray dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sidoo kalena geli jiray Live Facebook.

Baraha Bulshada ku xiriirto gaar ahaan Facebook ayaa waxaa hareeysay tacsi loo dirayo Marxuum Ismaciil Maxamuud, qoyskiisa iyo Asxaabtii uu ka baxay.

Latest stories