HomeCaalamkaRuushka oo duqeymihii ugu Cuslaa ka fuliyay Ukraine

Ruushka oo duqeymihii ugu Cuslaa ka fuliyay Ukraine

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Goob joogayaal ku sugnaa weerar lagu hoobtay oo Ruushka ku qaaday saldhig militari oo ay leeyihiin ciidamada Ukraine ayaa ka sheekeeyay sida “cirka uu isugu baddalay dimbilo” markii ay gantaallo ku garaaceen saldhigga oo u dhow xadka Poland. Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhiimatay duqeynta oo uu Ruushka ka fuliyay xerada tababarka ciidamada ee […]

- Advertisement -

Goob joogayaal ku sugnaa weerar lagu hoobtay oo Ruushka ku qaaday saldhig militari oo ay leeyihiin ciidamada Ukraine ayaa ka sheekeeyay sida “cirka uu isugu baddalay dimbilo” markii ay gantaallo ku garaaceen saldhigga oo u dhow xadka Poland.

Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhiimatay duqeynta oo uu Ruushka ka fuliyay xerada tababarka ciidamada ee Yavoriv, ​​oo u dhow goob weyn oo laga gudbo oo xigta dhinaca Poland oo ay isticmaalaan qaxootiga ka soo qaxaya dagaalka Ukraine.

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka wuxuu sheegay in aroornimadii saaka ay ciidamada Ruushka ku dhawaad 30 gantaal ku garaaceen saldhigga oo ku yaalla duleedka magaalada Lviv.

Saacado kadib weerarka waxaa goobta kusii qulqulayay gawaarida gurmadka deg dega ah.

Latest stories